Khasaare culus oo ka dhashay qarax saaka ka dhacay degmada Baardheere

Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo kaasoo lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidamada Itoobiya ee halkaas saldhigyada ku leh. Warka ayaa intaas ku daraya qaraxa oo jugtiisa si xoogan looga maqlay guud ahaan degmada loo adeegsaday miino lagu aasay wado dhex marta bartamaha degaanka. … Continue reading Khasaare culus oo ka dhashay qarax saaka ka dhacay degmada Baardheere